Hawsha khariidaynta qorshaha dhammaystiran ee 2050-ka
Hawsha khariidaynta qorshaha dhammaystiran ee 2050-ka
Hawshan khariidayntu waxay gacan ka geysan doontaa diyaarinta Qorshaha Dhammaystiran ee 2050 iyadoo lagu aqoonsanayo qiyamka, khayraadka, baahiyaha, mudnaanta iyo fikradaha bulshada. Jawaabaha waxaa loo adeegsan doonaa horumarinta aragtida, yoolalka iyo siyaasadaha qorshaha.
Liiska hoose ee khariidadda waxaa ku jira 3 astaamood oo aad meel dhigi karto, iyadoo aad haysato ikhtiyaarka aad qoraal sharraxaad ah ku dari karto calaamaddaada:
1. Meelahaad jeceshahay bulshadaada Saint Paul, maxaadse u jeceshahay?
2. Meelaha bulshadaada Saint Paul aad jeclaan lahayd in isbeddel lagu sameeyo, maxaase sabab u ah?
3. Meeshee Saint Paul ku taalla ayaa kuu leh xusuus muhiim ah?
How to place a pin
Contribute in 3 easy steps:
Move the pin to position the pin where you want and confirm.
Tap the 'New pin' button to place the pin in the centre of the map. Click and drag the pin to move it if required.
Fill in the 'New pin' form and click the 'Post' button.
